Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena wey ku dhaawacmeen ka dib markii galabta shil gaadiid uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Shilkan oo ka dhacay agagaarka Ex-Warshadii caanaha ee degmada Hodan ayaa yimid ka dib markii ay fooda is dareen gaari caasi ah iyo mooto bajaaj si lama filaan ah. Labada qof ee … Continue reading Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho